Ciyaartoy u dhashay Uganda oo lagu la’ yahay Japan iyo Baadi goobkiisa oo socda

 Culays-qaade (Weightlifter) u dhashay dalkaasi ayaa laga waayey Xerada Tababarka Olombikada ee ku taalla caasimada dalka Japan ee Tokyo (Tokyo 2020 training camp).   Ciyaartoygaasi oo lagu magacaabo Julius Siketoliko ayaa la sheegay in saakayto oo Jimco ah laga waayey Xerada Tababarka iyo Qolkii uu ka deganaa Hotel ay Ciyaartoyda Olombikada Uganda ka deganaayeen oo … Continue reading Ciyaartoy u dhashay Uganda oo lagu la’ yahay Japan iyo Baadi goobkiisa oo socda